School

Seacor Computer Repairing Institute

Bakaaro, Mogadishu

About

Macadka barashada cilmiga Computer-ka iyo technologiyada, kunoqo mudo gaaban xirfadle kushaqeen kara cilad bixin karana Computer-ada.
Wac 0617724544.
Mogadishu-Bakaaro.

Tags : #ComputerTrainingSchool

Location :
Bakaaro, Mogadishu
Contacts :

Description

Ujeedka ugu ween ee macadka loo hirgeliyay waa soosaarida arday kuqalabeysan xirfadaha asaasiga ah ee laxariira cilmiga computer-ka sida:
kushaqeenta iyo lafalgallidda computer-ada.
Tayeenta iyo sara uqaadida tacliinta technologiyadda bulsha weenta somiyeed ee kudhaqan gayiga somaliya.
Xoojinta xirfada ardada kutaqasustay cilmiga computer-ka(Computer Science & IT).