About

IBS Bank is the regions’s premier global investment and commercial bank with an entirely Shariah compliant portfolio of products & service

Tags : #CommercialBank

Location :
Tree Piano, Maka Al Mukarama Road, 252 Mogadishu

Opening Hours

  • Monday 08:00 - 16:00
  • Tuesday 08:00 - 16:00
  • Wednesday 08:00 - 16:00
  • Thursday 09:00 - 16:00
  • Friday -
  • Saturday 08:00 - 04:30
  • Sunday 08:00 - 15:30

Description

International Bank of Somalia is Somalia’s premier global investment and commercial bank with an entirely Shariah compliant portfolio of products & service

11 Reviews

  • Anynomous
    01 July 2018

    1 da Luulyo Malintii Gobalada Koofureed ee dalka ka xuroobeen Gumeestihii Talyaaniga sido kalena lamidoobeen walaalahood Gobaladda waqooyi

  • Anynomous
    01 July 2018

    Maaamulka Bankiga IBS waxa uu Faraxada iyo Hambalyada 1 da Luulyo Lawadagayaa Dhamaan Umadda somaliyeed. " In sidayda tihiin iyo In kalaanan saxaynine Soomaloo calan taagta Saakay noogu horraysa oo ... Saddex wiig iyo maalmo Haddaan Soor cuni waayo Safrad laygama yaaboo Sarina mayso naftayda e Saaxirkii kala guurraye Sarreeyow ma-nusqaamow An siduu yahay eegno e Kaana siib kanna saar " Abwaan : Cabdulaahi Suldaan Timacade International Bank of Somalia

    See More

  • Anynomous
    30 June 2018

    Nala so dhaweey Maalinta Xurnimadda Dalka ee 1 da lulyo

  • Anynomous
    27 June 2018

    Hambalyo Asbuuca #Xuriyidda Dalka Ka qayb qaado oo muuji muhiimada ay kuu leedahay adigo isticmalaya #Frame kan.

  • Anynomous
    14 June 2018

    Fariinta Gudoomiyaha Bankiga IBS Mr Abdullah Ahmed ee ku aadan Munaasabada #Ciida iyo Wax ay #IBS ugula talagashay inay ugu Bishaarayso Macaamiisheyda Sharafta leh Munaasabada Ciida Awgeed. International Bank of Somalia

  • Anynomous
    14 June 2018

    MAALINTA DHIIG DEEQISTA ADUUNKA Bixi Dhiig Badbaadi Nolol International Bank of Somalia

  • Anynomous
    13 June 2018

    Nala soo dhaweey Maalmaha ciida adigo isticmaalaya Frame ka IBS ee CIID WANAAGSAN

  • Anynomous
    31 May 2018

    #Guuleestayaasha Isbuuca Qaybo kamid ah Gabdha ku guuleste Barnaamijka KU GUULEYSO MELYAN SH.SOMALI AH. #Taabagalinta : International Bank of Somalia #Tabinta : Sahal Radio

  • Anynomous
    21 May 2018

    Ramadaan Mubaarak. Kamid Noqo Tartamayaasha oo Ku Guuleyso #Melyan Sh.Somali ah International Bank of Somalia Sahalradio97.3Mhz

  • Anynomous
    18 May 2018

    International Bank of Somalia waxa uu dhamaantiin idinkugu hambalyeeynayaa Bisha Barakeesan ee #Ramadaan Wish all of u a very Happy Ramadan. #RamadaanMubaarak

  • Anynomous
    29 March 2018

    Awareness Workshop on Islamic banking Practices @ SIMAD University International Bank of Somalia